Beesha caalamka oo dhinacyada Soomaalida ugu baaqday iney ka heshiiyaan doorashada

Beesha caalamka ayaa mar kale war ka soo saartay hadalkii Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo yarey ay shalay ka jeedisay baarlamanka Somalia kaasoo ay ku soo bandhigtay qabashada doorasho hal-qof iyo hal cod ah, iyagoo sheegay iney uga mahadcelinayaan Gudoomiyaha howsha ay Golaha Shacabka horkeentay. “Waxaan carrabka ku adkeynaynaa baahida joogta ah ee … Continue reading Beesha caalamka oo dhinacyada Soomaalida ugu baaqday iney ka heshiiyaan doorashada